Ciladii keentay bur burka Diyaaradii Ethopian Airlines oo la xalinayo

Tan iyo markii ay burburtay Diyaarada Ethiopian Airlines ayna ku dhintaan dhamaan Rakaabkii iyo Shaqaalaha saarnaa ayey biloowday shirikadda Boeing in baarto cillada saxda ah ee jirta diyaarada nuuceedu yahay Boeing 737 Max . Diyaarad kale oo nuuceedu ahaa  Boeing 737 Max ayaa dhowr bil kahor ku bur burtay dalka Indonesia , waxaana shilkaasi sidoo … Continue reading Ciladii keentay bur burka Diyaaradii Ethopian Airlines oo la xalinayo